Blues Somali Fans

Blues Somali Fans Contactgegevens, kaart en routebeschrijving, contactformulier, openingstijden, diensten, beoordelingen, foto's, video's en aankondigingen van Blues Somali Fans, Sportclub, Bartokstraat 328, Tilburg.

๐๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐ฌ๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ญ๐š ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐๐š ๐œ๐ก๐ž๐ฅ๐ฌ๐ž๐š?
24/09/2026

๐๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐ฌ๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ญ๐š ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐๐š ๐œ๐ก๐ž๐ฅ๐ฌ๐ž๐š?

Thiago Silva maxaad ku xasuusataa?
22/09/2026

Thiago Silva maxaad ku xasuusataa?

๐Ÿšจ๐Ÿ”ต WAR DEGDEG AH: COLE PALMERCole Palmer ayaa isaga baxay xulka England sababo la xiriira dhaawac yarPalmer wuxuu ciyaar...
21/09/2026

๐Ÿšจ๐Ÿ”ต WAR DEGDEG AH: COLE PALMER

Cole Palmer ayaa isaga baxay xulka England sababo la xiriira dhaawac yar

Palmer wuxuu ciyaaray 90 daqiiqo afartii kulan ee ugu dambeeyay ee Chelsea ee Premier League, halka kulankii Fulham uu ciyaaray 83 daqiiqo.

Palmer ayaa hadda ku laabanaya Chelsea si loo daryeelo xaaladdiisa. ๐Ÿ’™

()

Xabi Alonso kubad noocee ayuu dheelaa ? qof iisharxi karo ma idinku jiraaa ? horta Macalinka waqti ayuu u baahanyhy Taas...
19/09/2026

Xabi Alonso kubad noocee ayuu dheelaa ?

qof iisharxi karo ma idinku jiraaa ?

horta Macalinka waqti ayuu u baahanyhy Taasina cid kasta og lkn yaa waqti la siiyaa macalin noocee ah ? macalin banooni balan leh wato ayaa waqti la siiyaa oo Falsifad la gu aqoonsan karo leh.

lkn Xabi wuxu ciyaarayaa nin walbo aqoontaada dheel xitaa waxan indhahaya saare banooniga difaacyada oo raba inay building up inay sameeyaan ayuu leeyahy banooniga Tuura taasi waxay kuu cadaynaysaa marabo banooni inaa haysto okay waa kaa yeelne difaac ayaad gashe difaacan maxay tahy 12 goal laga dhaliye 5 game kaliya

Tusaali hull city waxay ciyaartaa back 3 2 goal kaliya laga dhaliye waana koox yar marka maxaa marmarsiiyo uga dhignaa Xabi Alonso?

aniga waxan ba shaki ka qabaa inuu isaga diide ba in ciyaartoy khad dhexe ah la keeno wllhi

hadaba su aasha Xabi Alonso ma badali karaa ciyaartan foolxumada badaan After national break?

?
18/09/2026

?

Cobham boy's ๐Ÿ˜๐Ÿ”ฅ
18/09/2026

Cobham boy's ๐Ÿ˜๐Ÿ”ฅ

Xabi Alonso oo ka hadlay isbeddelka lahaanshaha Chelsea:โ€œWaxaan u maleynayaa inay tahay maalin muhiim ah oo kooxda ah, m...
17/09/2026

Xabi Alonso oo ka hadlay isbeddelka lahaanshaha Chelsea:

โ€œWaxaan u maleynayaa inay tahay maalin muhiim ah oo kooxda ah, maadaama uu isbeddel weyn ku yimid qaab-dhismeedka kooxda.

Waxaan u mahadcelinayaa milkiilayaashii h**e wixii ay qabteen. Waan ogahay inay door muhiim ah ciyaareen. Waa wax wanaagsan in Behdad uu hadda si buuxda gacanta ugu hayo kooxda.

Xiriir wanaagsan ayaan la leeyahay Behdad. Isagaa iga dhaadhiciyay inaan kooxda ku soo biiro. Hadda waxaan h**ey ugu soconnaa si wadajir ah.โ€

Ridwan Holland

xabi alonso ayaa sheegay in marco palestra diyaar u yahay ama laga yaabo in suqadka lagu soo daro kulanka brentfoard yar...
14/09/2026

xabi alonso ayaa sheegay in marco palestra diyaar u yahay ama laga yaabo in suqadka lagu soo daro kulanka brentfoard

yarkan iyo caicedo ilaa hada waxan haydta ayaan garan laayahay maanta loogu baahi badan yahay dhaawac ayay ku segeen kulamdii dhan

Badiashile Adrabioyo

XAQIIQO JIRTO OO XALKEEDA LA HEYNIN !Chelsea waxay heshay ciyaartoy badan oo boosaskii h**e buuxin kara, laakiin wali ma...
14/09/2026

XAQIIQO JIRTO OO XALKEEDA LA HEYNIN !

Chelsea waxay heshay ciyaartoy badan oo boosaskii h**e buuxin kara, laakiin wali ma aysan helin beddelkii dhabta ahaa ee halyeeyadii waaweynaa.

๐Ÿ›ก๏ธ John Terry
๐Ÿ›ก๏ธ Cรฉsar Azpilicueta
๐Ÿ›ก๏ธ Branislav Ivanoviฤ‡
๐Ÿงค Petr ฤŒech

Kuwani ma ahayn ciyaartoy kaliyaโ€ฆ waxay ahaayeen hoggaan, khibrad iyo Chelsea DNA. ๐Ÿ’™

๐Ÿ”ต Suโ€™aashu waxay tahay: Chelsea ma heli doontaa jiil cusub oo Terry, Azpilicueta, Ivanoviฤ‡ & ฤŒech ah? ๐Ÿ‘€๐Ÿ’™

Ragaan soo daawanay iyo kuwa hada dawaneyno comment 1aad ka fiiri๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

๐Ÿšจ๐Ÿ”ต DEG-DEG: Chelsea oo doonaya Fermรญn Lรณpez!Chelsea ayaa qorsheynaya inay bisha Janaayo u dhaqaaqaan xiddiga khadka dhex...
14/09/2026

๐Ÿšจ๐Ÿ”ต DEG-DEG: Chelsea oo doonaya Fermรญn Lรณpez!

Chelsea ayaa qorsheynaya inay bisha Janaayo u dhaqaaqaan xiddiga khadka dhexe ee Barcelona, Fermรญn Lรณpez. ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ

Waxaa la sheegay in Chelsea ay diyaarin karto dalab gaaraya โ‚ฌ140M.

Xabi Alonso ayaa Fermรญn mudnaanta koowaad siinaya, wuxuuna doonayaa inuu ku qanciyo inuu qayb ka noqdo mashruuciisa cusub ee Stamford Bridge.

๐Ÿ”ด Barcelona ma doonayso inay si fudud u iibiso xiddigeeda, waxaana la sheegay in wadahadalladu u baahan karaan dalab bilow ah oo ka badan โ‚ฌ130M.

Reer Blues, Fermรญn ma yahay ciyaaryahanka uu Alonso u baahan yahay? ๐Ÿ‘€

๐Ÿ“ฐ Xigasho: ElNacional

Adres

Bartokstraat 328
Tilburg
5011JD

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Blues Somali Fans nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Blues Somali Fans:

Snelkoppelingen

Delen