03/01/2026
Kooxda casimada.
Hoyga ciyartoyda Sare.
One family.💚❤️💛
Dayax fc waa Koox ka dhizan MagaLada Badhan ee gobolka sanaag koox so sarta jiilka hibada sare leh ✅.
03/01/2026
Kooxda casimada.
Hoyga ciyartoyda Sare.
One family.💚❤️💛
21/12/2025
Champions Ka Kooxaha Heeerka 3aaaad.
DaYax Foottball Clup.🏆👏
17/12/2025
Koooxda Ayaa Hambalyo Iyo Bogaadin Udireysa DhaLinYarada Dadaalka io Juhdiga ugalay inay koooxda Meeelo Sare Geeyaaan.
FinaaaaaaaaL.
11/11/2025
DaY2.
10/11/2025
WadashaqaYn iyo Wadajir.
Guddi CiYaaartoY Dhanwalba.
One Family.💚🦅
08/11/2025
Captainka koowaad ee kooxda Ayaa Lugta bidix ku Baaasi Dooona Tartanka Heeerka 3aaad Ee Degamada Isago oo Galapta BiLaaaban Doona.
Captainka koooxda Ayaa Ah Masuulka Iyo Gudoomiyaha Tartanka.
Dhamaan Maamulka ciyaartoyda koooxda Oo IdiL Ayaa Garab Taagan Lana ShaqaYnaYsa Sidoo kaLana FaraYsa In Eebe Lagarab Galo Shaqada Fiican Uu DhaLinYaradiisa UahaYo Insha allah.
Ka Kooox ahaanna Waxaan FaraYnaaa Kooxaha iyo CiYaartoyda Tartanka dheeleysa inay CiYaaaran Ciyaaro Fairplay oo Xushmad Akhlaaaq Io Kala DanbaYni Ka muuqato 90 Daqiiqo Ladheelayo Sido kalana markay Dhamatana Laabta is Galiyaan iskuna Hambalyeeyaaan Insha allah.
29/10/2025
Kulan Saaxibtinimo.
DaYaX Fc & Radio Sanag Fc.
Wakhtiga: 4:00
Garoonka: Isbartiiinka.
Dawasho Wacan.
📍💚
20/10/2025
Dhamaaad.
Lugtiii Labaaaad CiYaaarta.
Alxamdullilah Eebe Mahad iskaleh Cafimaad Io Nabad Qab nooguso dhameeyey Kulanka Labada Kooxooodba.
CiYaar Qurux badan oo kusoo idlaatay.
Golis Fc 0:3 DaYax Fc.
Goalasha.👇🏿
Mursal .⚽️⚽️
Duko
DaYax Football Club.
.
17/10/2025
Dhamaaad.
Alxamdullilah Eebe Mahad iskaleh Cafimaad Io Nabad Qab nooguso dhameeyey Kulanka Labada Kooxooodba.
CiYaar Qurux badan oo kusoo idlaatay.
Golis Fc 0:1 DaYax Fc.
Goalka.
Ziziko.⚽️
DaYax Football Club.
.
17/10/2025
Kulan Saaxibtinimo.
Golis Fc.& DaYax Fc
Wakhtiga: 4:00
Garoonka: Isbartiiinka.
Dawasho Wacan.
📍💚
03/10/2025
Kulan Saaxibtinimo.
Radio Sanag Fc.& DaYax Fc
Wakhtiga: 4:00
Garoonka: Isbartiiinka.
Dawasho Wacan.
📍💚
01/10/2025
Dhamaaad.
AlxamdullilaH ILaaHey ba Mahad iska Leh garoonka cafimaad nagu galiyey nagagana so saaray dhamaantayo.
CiYaar Qurux Badan oo kusoo IdLaataY
Radio Sanaag Fc & DaYax Fc 0:0
“Aad ugu MahadceLinaYna Kooxda Radio Sanaag Fc Oo Game Qurux Badan NaLa DheeLeY .”
Sidoo kale Abdulaahi oo Gamekii Galapta Dhaawac Jabniin ah So Garay Waxaan Eebe Uweydiineyna Caafimaad Degdega IyO SooLaabasho Fiican INsha allah.”
📍🦅