Elman SC

Elman SC

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Elman SC, Professional Sports Team, Bosaso.

waa page-ka rasmiga ah ee kooxda Heerka kowaad ee Elman Sc oo ka dhisan Puntland gaar ahaan magaalada bosaso ๐Ÿ’›

Official Page of Team Elman Sports Club bassed in Bosaso Puntland.

ู‡ู†ุง ุงู„ุตูุญุฉ ุงู„ุฑุณู…ูŠุฉ ู„ู†ุงุฏูŠ Elman SC

Photos from Elman SC's post 31/03/2026

Alxamdullilaah waxaa si nabad ah noogu soo dhammaaday koobkii aan ugu magac darnay walaalkeen Maxamed Cabdirisaaq Yaasiin Naaif Rabbi ha u naxariistee.

Waxaan si gaar ah ugu mahad celinaynaa dhammaan cid walbo ka qeyb qaadatay abaabula Koobka iyo hirgalintiisaba oo ay ugu horeeyaan maamulka Teamka iyo Maamulka Sportska Gobalka Bari.

Waxaan u wada hambalyeynaynaa Dhammaan Teams ka qeyb galay koobka kuwaas oo muujiyay Biseyl iyo isu tanaasul waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa Teamkii ku guuleysta Koobka.

Allaah baa mahad leh.

Photos from Elman SC's post 21/03/2026

Elman SC iyo safarkeenii Degmadda taariikhiga ah ee iskushuban.

Waxaan si mug weyn ugu mahad celinaynaa Teamka Farjano ee Degmadda iskushuban oo si maamuus leh noogu soo dhaweeyay Degmadda.

Ft: ELMAN SC 2 vs FARJANO 1

Photos from Elman SC's post 02/03/2026

Waxaan Cup-kii labaad ee Isdhexgalka Dhalinyarada โ€“ Kooxda Raxiim ee Xaafadda Elman, Bosaso, ku maamuusnay oo ugu magac darnay saaxiibkeen iyo walaalkeen Maxamed Cabdirisaaq Yaasiin (Naaif) Rabbi ha u naxariistee. koobkaan oo soconaya bisha Ramadaan.

Furitaanka koobka ayaa waxa ka soo qeyb galay Maamulka kooxda heerarkeeda kala duwan.

Dhammaan ummada nagu xiran iyo taageerayaasha kooxda waxaan ka codsanaynaa in ay faataxada u maraan marxuumkaas iskana cafiyaan.

Ramadaan Mubaarak.

Photos from Elman SC's post 22/02/2026

Waxaa si Rasmi ah noogu furmay Koobkeenii Ramadaan Cup oo aan sida sanadlaha ah u qaban jirnay, Sanadkaan Koobka waxaan ku xusnay oo ugu magac darnay walaalkeen iyo Saaxiibkeen Maxamed Cabdirisaaq Yaasiin (Naaif) Rabbi ha u naxariistee.

Maskaxda ugu weyn ee sanadkaan qaban qaabinaysay koobka ayuu ahaa walaalkeen oo kaalinta ugu weyn kulahaa in sanado badan inoo qabsoomo koobkaan.

Waxaan tacsi u diraynaa dhammaan Qoyska,Qaraabada,Asxaabtii uu ka baxay Marxuumku.

Waxaan qiraynaa in uu noo aha tiir weyn oo naga baxay k**a daalayno in aan mar walba is xasuusino oo u ducayno walaalkeen In ilaahay Jannooyinkiisa tan ugu sareysa ku cusumo.

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

17/02/2026

TACSI MURUGO LEH โ€“------

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun.
Ilaahay ha u naxariisto Walal Mohamed Abdirizakk Yaziin, hana u furo albaabada naxariistiisa. Dhammaanteen wuu naga baxay waxaana Eebbe ka baryeynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo qoyskiisa, ehelkiisa, iyo dhammaan bahda ciyaaraha ee uu ka tirsanaa. ๐Ÿคฒ

Kooxda Elman SC waxan murugada la qaybsanaysaa qoyska, ehelka, asxaabta, iyo dhammaan ciyaartoyda kooxda, kadib geeridii naxdinta lahayd ee ku timid walalkin ๐—ก๐—ฎ๐—ถ๐—ณ oo ku geeriyooday magaalada ๐—•๐—ผ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐˜€๐—ผ ManTa oo ay Tarikhdo tahy 17/2/2026.

Marxumka kooxda ๐—˜๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ฐ la soo maray heerar kala duwan oo ciyaareed, laga bilaabo heerka hoose ilaa uu ka noqdo ciyaaryahan heerka A ah. Bilow ilaa dhammaad, wuxuu ahaa xubin muhiim ah oo ka mid ah kooxda, kuna sifoobay dadaal, anshax, iyo kalgacayl uu u qabay ciyaarta iyo saaxiibadiis. Wuxuu ahaa ciyaaryahan aan la ilaawi karin, oo kooxda Elman SC ay mar walba xusuusan doonto.

Waxaan leenahay:
Ilaahay ha u nuuro qabrigiisa, hana ka dhigo hoy ka wanaagsan kii uu adduunka ku lahaa Aamin. ๐Ÿคฒ

Photos from Elman SC's post 23/11/2025

Abdalla Osman Danial
Ahmed Daud Cabdi
Cabdla Indho Taag
Meel walba iyo mar walba kuwa ugu wanaagsan.

Daafacyo ay adagtahay in shabaqa ay difaacayaan loo gudbo โŒ๐Ÿ™…โ€โ™‚๏ธ

12/10/2025

" Rag tashaday cir waa toli karaa taako labadeede "

One Family Elman SC

Photos from Elman SC's post 21/06/2025

Hambalyo Guddoonka Cusub ee Ururka Kubada cagta Puntland.

Si gaar ah waxaan ugu hambalyeynaynaa Guddoomiye Maxamed Ismaaciil Cunaaye waxaan leenahay xilka Rabbi ha kugu asturo.

waxaan ku rajaynaynaa in sida aan kuugu han weynahay ka Dhalinyaro ahaan aad noogu adeegi doontid.

Gobalka Bari matalaad dhab ah ayuu helay โœ…

Hambalyo markale

Photos from Elman SC's post 01/05/2025

Jiilasha Dahabiga ah ee Magaca Teamka mustaqbalka dhaw kor gayn doona.

Ka team ahaan Elman SC waxaa naga goโ€™an in aan soo saarno xidigo dhan walba ka dhisan oo saaxada Kubada cagta Puntland ku soo kordhin doona wax badan.

Guul iyo Gobanimo โœŠ

29/03/2025

Hoggaamiye ruuxi ah oo daโ€™yar ah Cabdla Indho Taag

Photos from Elman SC's post 29/03/2025

Guul iyo Gobanimo, dadaal dheer kadib waa ilaahay mahadiis.

2 Years 2 Finale awood cad ๐Ÿ’ช

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Bosaso