Asma Gadhwayne

Call Contact the business

Asma Gadhwayne Professional Journalist. Media Personality
Multi Award-winning journalist, Committed to truth, credible reporting & public awareness

04/10/2026

Wasaarada duulisada iyo horumarinta madaarada JSL

Haweeney 41 jir ah oo ahayd shaqaale ayaa la xidhay kadib markii ay fal halisa kusii samaysay xafiiskii ay ka shaqan jir...
04/10/2026

Haweeney 41 jir ah oo ahayd shaqaale ayaa la xidhay kadib markii ay fal halisa kusii samaysay xafiiskii ay ka shaqan jirtay.

Haweenayda ayaa ku guuleysatay in ka badan $3 milyan oo bakhtiya-nasiib ah.
Balse halkii ay shaqada uga tegi lahayd si caadiya, waxa ay ku soo laabatay goobeedii shaqo si ay u dhamaystirto shaqo u hadhsanayd, kadib markii ay shaqadii dhamaysay waxa ay tagtay xafiiska maamuleheeda waxayna samaysay wax layaab leh.

Maamuleheeda oo aan waxba ka ogeyn lacagta badan ee ay ku guuleysatay ayaa markii uu qadada kasoo laabtay soo galay xafiiskiisa, waxana uu la kulmay ur aad u xun oo ka soo baxaysa xafiiskiisa.

Baadhitaan la sameeyay kadib ayaa la arkay haweeneyda dhawaan noqotay "Milyaneerka" .

Adiga haddii ay maalin uun kuu kala kacdo sidan oo kale ma samayn lahayd!?

04/10/2026

Wariye xamda sogsog hambalyo

04/10/2026

“Giire cid dano gaar ah leh ayaa lasoo hadashay, aniguna hoggaamiyaha Aqlabiyadda Golaha ayaan ahay..” Cali Xaamud

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa laalay mooshinkii ku saabsanaa wax-ka-beddelka Xeerka Jinsiyadda.Mooshinka ayaa la xid...
04/10/2026

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa laalay mooshinkii ku saabsanaa wax-ka-beddelka Xeerka Jinsiyadda.

Mooshinka ayaa la xidhiidhay dib-u-eegista iyo wax-ka-beddelka xeerka jinsiyadda, iyadoo ay arrintaasi dhalisay dood iyo aragtiyo kala duwan oo ku saabsan qodobbada xeerka.

Go’aanka Golaha ayaa soo afjaray mooshinkii laga keenay xeerka, iyadoo aan weli faahfaahin rasmi ah laga bixin sababaha ku kallifay Golaha inuu laalo mooshinka.

04/10/2026

"Waxaan u rejaynayaa Ardeyda maanta qallin-jabineysa guul iyo mustaqbal Waara"wasiir Khadar Looge.

Golaha Wakiillada Somaliland oo ka Doodaya Mooshin ku Saabsan Xeerka Jinsiyadda
04/10/2026

Golaha Wakiillada Somaliland oo ka Doodaya Mooshin ku Saabsan Xeerka Jinsiyadda

Dalka Turkiga, nin ayaa la sheegay inuu saaxiibbadiis la cabbayay khamri, kadibna wuxuu galay kayn u dhowayd. Markii saa...
03/10/2026

Dalka Turkiga, nin ayaa la sheegay inuu saaxiibbadiis la cabbayay khamri, kadibna wuxuu galay kayn u dhowayd.
Markii saaxiibbadiis waayeen waxa ay wargeliyeen laamaha ammaanka. waxana la sameeyay koox baadi-goob ah si loo raadiyo.

Ninkii la waayay, ayaa la ogaaday in uu ku biiray kooxdii wax raadineysay, isaga oo aan garanayn in qofka la raadinayaa uu yahay isaga laftarkiisa!.

Markii dhawr saacadood la raadiyay ee laga quustay ayaa magaciisa lagu dhawaaqay bal inuu kayta ka dhex dhawaaqo, balse waxaba uu ka dhex qayliayay isla kooxdii raadinaysay.
Isaga oo leh “Waanigan! Waanigan”.

Arrintan ayaa layaab ku noqotay kooxdii iyo dadkii ka ag dhawaaba.

Haddii ay sidani kugu dhacdo, Adigu ma ogaan lahayd in aad tahay qofka la raadinayo?

03/10/2026

Hargeisa International Half-Marathon ayaa ka qabsoomay magaalada Hargeysa

Address

Saxafiyad
Hargeisa
3140405

Telephone

+252633140405

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asma Gadhwayne posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Asma Gadhwayne:

Shortcuts

Share