Zuber Gaite

Zuber Gaite

Share

Hargeisa somalia
New Account🤩

Photos from Zuber Gaite's post 25/06/2021

[SAWIRO] Calan-saarka Xuska Munaasibada 61-guurada Gobanimada Somaliland.

.
.

25/06/2021

Maraykanka ayaa kasoo horjeestay doorashadii Itoobiya ka dhacday, waxa aanu ku tilmaamay doorasho aan xor iyo xalaal midna

Xoghaya Arrimaha dibadda ee Maraykanka Antonio Blinken oo warsaaxafadeed soo saaray ayaa hogaamiyayasha Itoobiya ugu baaqay in ay wadahal iyo dib u heshiin laga yeesho xaaladaha cakiran ee ka jira Itoobiya.

Blinken waxa uu sheegay in Maraykanku Itoobiya kala shaqaynayo dib u heshiisiin iyo afgarad dhab ah looga dhex abuuri lahaa dhinacyada siyaasadda ee iska horjeeda.

Barre Cali Qaaje

Photos from Zuber Gaite's post 17/06/2021

Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa saaka si rasmi ah loogu doortay Maayirka Caasimadda Hargeysa.

19/05/2021

ā€œ Hambalyo shacabka reer Somaliland : Xuska 18 May Wuxuu Astaan u yahay Dhalashadii Somaliland 1960 Dhibtiii loo soo maray iyo dib u Curashadii 18 May 1991 oo dib Loogu dhawaaqay in dhidibada Loo aasay Qaran madaxbanaan. Alle Sanadka sanadkiisa nabad qab iyo caafimaad ha inagu gaadhsiiyoā€. Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Photos from Zuber Gaite's post 14/05/2021

Dawladda Itoobiya ayaa ku faantay in ciidankeeda jooga Soomaaliya ay gaadheen guulo waa weyeyn.

Jubbalaand iyo Koonfur Galbeed oo ay warbixintu u adeegsatay 'Killil' ayaa lagu sheegay in Itoobiyaanku ay hawlo badan ka qabteen.

Ciidanka Itoobiya marnaba k**a daalayaan caawinta Soomaalida iyo la dagaalanka argagixisada ayaa lagu yidhi warbixinta.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa