Find gyms & sports facilities in Mogadisho. Listings include Page Yuusuf shiiq xasan, Abdi Naasir official, De Santoz Jacfarinho, Dabandoob Football Academy, Badri Omar Osoble and Just Football News. Click on each in the list below the map for more information.
waa page loogu taragalay tababarka dhalinta yaryar kubada cagta soomaaliya, waaan rajeyneynaa inaan mudo yar waxbadan ku qabano, waxaan u diyaarinay gooba gaar ah kuwaasoo lagu diyaarin doona macallin qibrad aleh