Oneliverpool Somali Fans

Service kontaktieren

Oneliverpool Somali Fans Kusoo Dhawaaw Page-ka Oneliverpool Somali Fans Mar walba waxad ka heli karta Waraki ugu Dambeyay Ee K

🚨🇳🇱 GAKPO UPDATE | WAR DEG-DEG AH 🤕🔴Xidiga Reds Cody Gakpo ayaa Isniinta mari doona scan si loo ogaado heerka uu gaarsii...
28/09/2026

🚨🇳🇱 GAKPO UPDATE | WAR DEG-DEG AH 🤕🔴

Xidiga Reds Cody Gakpo ayaa Isniinta mari doona scan si loo ogaado heerka uu gaarsiisan yahay dhaawaca ka soo gaaray xalay canqowga kulankii Netherlands 🇳🇱 ay 2–1 kaga adkaatay Serbia 🇷🇸.

⏳ Natiijada baaritaanka ayaa la sugayaa…

🙏❤️‍🩹 Waxaan rajaynaynaa in dhaawacu uusan ahayn mid halis ah, isla markaana Gakpo si degdeg ah ugu soo laabto garoomada! 🔴

📲 La soco bogga wixii warar cusub ah.

Abdirashiid Qanciye Page

Barcola x Jacquet Turkey 🇹🇷 VS 🇫🇷   🔴💪
25/09/2026

Barcola x Jacquet Turkey 🇹🇷 VS 🇫🇷

🔴💪

🚨💣 WAR CUSUB: LIVERPOOL OO GO’AAN KA GAARTAY LAMINE CAMARA!Liverpool ayaa hadda si buuxda u go’aansatay inay Lamine Cama...
25/09/2026

🚨💣 WAR CUSUB: LIVERPOOL OO GO’AAN KA GAARTAY LAMINE CAMARA!

Liverpool ayaa hadda si buuxda u go’aansatay inay Lamine Camara la soo wareegto suuqa kala iibsiga ee Janaayo, halkii ay xagaaga ka sugi lahayd sida horay loo sheegay.

🔴 Liverpool ayaa xiriir iyo wada-hadallo la bilaabtay ciyaaryahanka tan iyo xagaagii h**e. Monaco ayaa la filayaa inay dalbato lacag u dhexeysa €50M ilaa €60M oo ku aaddan 22-jirka khadka dhexe ee difaaca.

👀 Adam Wharton isna wuxuu weli ku jiraa liiska ciyaartoyda ay Liverpool xiisaynayso, balse tallaabo dhab ah oo ku aaddan saxiixiisa ayaa la filayaa xagaaga 2027.

🔴 Liverpool suuqa Janaayo ayay qorshe cusub ka wada!

Abdirashiid Qanciye Page

Macalin Klopp iyo Xertiisa H**e ❤️
24/09/2026

Macalin Klopp iyo Xertiisa H**e ❤️

Caawa Captain Van Dijk Waxa Uu Ka Ho Lr Inaan Doono Macalin Jurgen Klop Oo ku Soo Kaabtay Mehrada Kubada Cagta .!Abdiras...
24/09/2026

Caawa Captain Van Dijk Waxa Uu Ka Ho Lr Inaan Doono Macalin Jurgen Klop Oo ku Soo Kaabtay Mehrada Kubada Cagta .!

Abdirashiid Qanciye Page

ISAK 👏💪
23/09/2026

ISAK 👏💪

🚨 Andoni Iraola oo ka hadlay Jürgen Klopp: “Waxaan u maleynayaa inuu sameeyay wax aad u xariif ah. 🧠💡“Wuxuu soo xushay l...
21/09/2026

🚨 Andoni Iraola oo ka hadlay Jürgen Klopp: “Waxaan u maleynayaa inuu sameeyay wax aad u xariif ah. 🧠💡

“Wuxuu soo xushay laba kooxood, taasina waxay u oggolaaneysaa inuu arko ciyaartoy badan, sidoo kalena ciyaartoydu waxay heli doonaan waqti ay ku nastaan. 🕐

“Wirtz wuxuu heli doonaa maalmo uu ku nasto qaybta h**e ee fasaxa, taasina waxay qof walba u noqon doontaa wax aad u wanaagsan.” 👌🏻

⚽️ bal fiiri farxada ka muuqata Xidigaha Reds Tababarkii Maanta .!Abdirashiid Qanciye Page
17/09/2026

⚽️ bal fiiri farxada ka muuqata Xidigaha Reds Tababarkii Maanta .!

Abdirashiid Qanciye Page

Waxaan is arki doonaa Chelsea garoonka Anfield wareega xiga Ee tartanka Carabao Cup 🆚
16/09/2026

Waxaan is arki doonaa Chelsea garoonka Anfield wareega xiga Ee tartanka Carabao Cup 🆚

Shaxda Reds Manata .!Abdirashiid Qanciye Page
12/09/2026

Shaxda Reds Manata .!

Abdirashiid Qanciye Page

Adresse

Hamburg

Website

Benachrichtigungen

Erfahren Sie als Erste/r von Neuigkeiten und Aktionen: Wir schicken Ihnen eine E-Mail, wenn Oneliverpool Somali Fans etwas veröffentlicht. Ihre E-Mail-Adresse wird für keinen anderen Zweck verwendet, und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Oneliverpool Somali Fans senden:

Verknüpfungen

Teilen

Kategorie