Arsenal Somali Fans

Arsenal Somali Fans

Share

Halkan kala soco wararkii ugu danbeeyay ee laga qoray kooxda Arsenal.🔴⚪️

13/05/2026

Waa mid kamid ah hadaladii ugu macaanaa ee aan waayahan maqlo.

Anigu iyada oo funaanada kooxda ku qoran ayaan dalbaday iyo macal nambar 19. 😂😂

Ciise Nasiib

12/05/2026

Maxamed khadar oo sheegay Arsenal inay noqonayso kooxdii ugu fiicnayd football hadii ay...🔴⚪️

12/05/2026

🚨 Ciyaartoyda Arsenal kulamadii ay maqnaayeen xilli ciyaareedkan:

• Kai Havertz — wuxuu seegay in ka badan 30 kulan

• Ben White — (wuxuu seegay 9 kulan + kulamada harsan)

• Riccardo Calafiori — (qiyaastii 14 kulan)

• Jurriën Timber — (qiyaastii 15 kulan)

• Mikel Merino — (qiyaastii 25+ kulan)

• Gabriel Jesus — (20+ kulan)

• Martin Ødegaard — (20+ kulan)

• Bukayo Saka — (10+ kulan)

• Gabriel Magalhães — (qiyaastii 10 kulan)

• Cristhian Mosquera — (10+ kulan)

• Max Dowman — (in ka badan laba bilood)

Anaga oo dhaawacyadaas ay na saameeyeen hadana wali waxaa u tartamayna laba koob oo wayn oo midna Final aan tagnay midna nooga harsantahay inaan badino laba kulan. This team ❤️🔴⚪️

Ciise Nasiib

12/05/2026

🚨kooxda Arsenal soo bandhigi doonto maaliyadooda (funaanadda) cusub ee ay ku ciyaari doonaan xilli ciyaareedka soo socda ee 2026/27.

🗓️Waxay si rasmi ah u soo bandhigi doonaan (ama suuqa soo gelin doonaan) maaliyadda ay ku ciyaaraan garoonkooda (Home Kit) Khamiista soo socota, oo ku beegan May 14, 2026

Reports

Abdirahman Nor

12/05/2026

🚨BREAKING: Ben White ayaa seegi doona final-ka Champions League-ka ee Arsenal vs Paris Saint-Germain.

Sidoo kale waxaa shaki laga muujinayaa inuu ka qaybgalo Koobka Adduunka, kadib dhaawac looga shakisan yahay inuu ka gaaray seedaha gudaha ee jilibka (MCL) intii lagu guda jiray ciyaartii West Ham.

Unlucky Ben White. 💔

12/05/2026

Ma jiro weeraryahan ka ciyaara Premier League oo sameeyay fursado ka badan Bukayo Saka xilli ciyaareedkan. ✨

(Via_WhoScored)

Photos from Arsenal Somali Fans's post 12/05/2026

Tababaraha Tottenham De Zerbi ayaa yiri:

“Ma fahmin buuqa iyo doodda shalay laga sameeyay VAR-ka, sababtoo ah qalad ayaa lagu galay Raya (foul), go'aanka garsoorahana wuu saxnaa 200%.”✅️

Ciise Nasiib

11/05/2026

Goolhayaha Barcelona ee Wojciech Szczęsny ayaa yiri:

🗣“Ka hor ciyaarta qof walba wuxuu isku diyaarinayay El Clasico, halka aniguna aan hubinayay in qalad dhab ah lagu galay David Raya iyo in kale!” 🔴⚪️

11/05/2026

Arsenal waligeed lagama badinin kulan uu garsoore ka yahay Daniel Siebert waxaana hada loo doortay garsooraha dhexdhexaadin doona kulanka Final-ka ee Arsenal vs PSG. 🔴⚪️

Ciise Nasiib

11/05/2026

🚨 BREAKING: Garsoore Daniel Siebert ayaa garsoori doona ciyaarta udhaxeysa Arsenal iyo PSG, Final-ka Champions League-ga ee 30-ka May.🇩🇪

Waa Garsoorihii hayay ciyaartii Arsenal iyo Atletico Madrid lugtii dambe ee Emirates Stadium.

-Ahmed Abdishakur

11/05/2026

Majirto koox ka cadow badan oo ka saamayn badan Arsenal hadii runta laga hadlo.

Kooxdan hal talaabo inay horay u qaado lama rabo wlh. 😂

Ciise Nasiib

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadisho