Abdalla

Abdalla

Share

it's me

15/03/2024

Halkani waa bacaadwayn waxa lagubayana waa cawaale oo ay kumaan qof oo somali ah u dhinteen.

Ilaa goorma baa naloo jilayaa film aanan dhamaad lahayn?

26/12/2023

Qofkaasu waa mintid hadaad maqli jirtay waa tan.

26/12/2023

🇪🇬 Mohamed Salah is incredible:

👕 25 games
⚽️ 16 goals
🎯 8 assists
🤝 24 goal contributions

KING! 👑

Photos from Abdalla's post 26/12/2023

🚨kawaran hadii suuqa bishan January ay Chelsea saan samayso🚨

Ay iska iibiso

Gallagher🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿£60M
Chilwell🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 £40M
Cucurella🇪🇸 £35M

Soona iibsato

Gyokeres🇸🇪 £87M
Diomande🇨🇮 £69M

Qasaaro mise Faa'ido?

26/12/2023

Tottenham ayaa xiisaynaysa saxiixa xidiga khadka dhexe ee kooxda Chelsea Gallagher aduun lacageed dhan £40M.

Makula tahay in Chelsea ay iska iibinayso xidigaan?

26/12/2023

🇪🇸 Pep Guardiola:

👔 15 xilli ciyaareed
🏆 37 koob

Kani waa GOAT ka tababarayaasha 🔥❤️

24/12/2023

Magacyada ciyaartoyda galmudug

1. Wiil hoog
2. Habaarane
3. Kaligii duul
4. Wadne qabad
5. Kaabaan laqe
6. Mayd canaante
7. Cadow yuurura
8. Saalbo
9. Dhaawac karsade
10. Dhiig sokeeye
11. Af shilke

Iyo tababaraha oo ah Canjeex hhhhhh

23/12/2023

West Ham 2-0 manchester united

Ma waxaa jira dad wali ka xanaaqa guul darada manchester united 😅

23/12/2023

⚽️ Gool dhaliyayaasha igu sareeya sanadkan sii dhamaanaya ee 2023:

🇫🇷 Kylian Mbappe: 52 goal
🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Harry Kane: 52 goals
🇵🇹 Cristiano Ronaldo: 51 goal
🇳🇴 Erling Haaland: 50 goal

🔥🔥🔥🔥

23/12/2023

🇪🇸 Rodri, khadka dhexe ee daafaca ugu fiican adduunka hadda:

🌟 Ciyaaryahankii ugu fiicnaa Champions League xilli ciyaareedkan
🏅 UEFA Nations League Player of the Tournament
🌍 Ciyaaryahankii ugu fiicnaa koobka kooxaha aduunka

Ciyaartoyga ugu sarreeya! ⚽️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu