Ceyna Cadde

Ceyna Cadde

Share

Kuso dhawada Page rasmiga an ku leeyahay Facebook

01/08/2022

Gor dhow filo magacaabista golaha waziirada xukuumada Federaalka somaliya

Isha ku haay Page kan

30/07/2022

Allow kheyrkisa nasii

25/07/2022

Prank Shaata bidar & Hafsa Queen ku sameyen Mursal maxa kala qabsadey

Like Share

21/07/2022

Darwin Nunez aya afar Goal u dhaliyey kooxdisa cusub ee Liverpool waxayna ku qaadatey 30 daqiqo wax ka yar inu Afar Goal dhaliyo

Difacyo bdn aya baqdin muujinaya waxana ka mid ah Harry Maguire, Diaz, White, Silva

Photos from Ceyna Cadde's post 21/07/2022

Naadiga ugu guulaha badan uguna koobabka bdn Liverpool aya u safartey Dalka Germany πŸ‡©πŸ‡ͺ halkas oo kulan Saaxibtinimo ah kula so ciyaari doona naadiga RB Leipzig
Ciyarta aya la dawan doona 20:15 ama labo & rube habenimo ah
Reds Good lucky Liverpool 3 RB Leipzig 1

Photos from Ceyna Cadde's post 18/07/2022

Liverpool oo manta dib u bilawdey Training ka dib safaro kuso qaadatey wadamada Thailand πŸ‡ΉπŸ‡­ & Singapore πŸ‡ΈπŸ‡¬ oo labo kulan saxibtimo kula so ciyartey kooxaha Man United & Crystal Palace. Waxana kaso muuqdey Training ciyartoyda waa weyn & kuwa da'da yarta .

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252