Safina Fc

Directions Website

Safina Fc � Official profile of horseed c.f
� 4 times somalia Champions
� FIFA Best Club of the 20th Century
� SAFINA FC

Dhamaan ummada islaamka ah gaar ahaan umada soomaliyeed waxaan la wadaageynaa hambalyada munaasabada Ciidul Adha, Alle c...
27/06/2023

Dhamaan ummada islaamka ah gaar ahaan umada soomaliyeed waxaan la wadaageynaa hambalyada munaasabada Ciidul Adha, Alle ciidan ciideeda kale caafimaad iyo barwaaqo hanagu gaarsiiyo ❤️.

Eid mubarag all muslims around the worldتقبالله منا ومنكم صالحا اعمال انشا الله               كل عام وانتم بخير
21/04/2023

Eid mubarag all muslims around the world
تقبالله منا ومنكم صالحا اعمال انشا الله

كل عام وانتم بخير

Ramadan kariim muslimiinta iyo asxaabtena meel walba ay joogan inkasto an idinkla so daahnay ilaah hanaga aqbalo acmashe...
23/03/2023

Ramadan kariim muslimiinta iyo asxaabtena meel walba ay joogan inkasto an idinkla so daahnay ilaah hanaga aqbalo acmashena mid aduun iyo mid akhirba

RAMDAAN KARIIMCaawa waxaa inoo bilaabmi doonta bisha barakaysan ee Ramadaan"Dhamaantiin asxaapta Halkan Saxiibka Ku naha...
02/04/2022

RAMDAAN KARIIM

Caawa waxaa inoo bilaabmi doonta bisha barakaysan ee Ramadaan"

Dhamaantiin asxaapta Halkan Saxiibka Ku nahay iyo dhamaan umada islaamka waxan idin leenahay ramdan kariim.

Waxey mahadi usugnaatay alle subaxaanahu watacallaa, marka labaadna waxa mahad iska leh guddigii koobka iyo qaban qaabay...
22/11/2021

Waxey mahadi usugnaatay alle subaxaanahu watacallaa, marka labaadna waxa mahad iska leh guddigii koobka iyo qaban qaabayaashii koobka iyagoo isku keenay 30ka naadi ee xaafadaha bosaaso.

Waxaan hampalyo leenahay dhigeena oo ku guuleystay koobkii xaafadaha magaalada Bosaso.

Taageerayaasha teamka hddii aan maanta idinka farxin weynay, waxa fooda inagu soo heysa maalin aan idinka farxin doono, waxaan rajeyneynaa inaan soo laaban doonno annagoo sidaasi ka adag.

💪⚽️.

Wa diyar garowgii ugu dambeyey ee koxda isku diyarinayso finalka koobka xafadaha magalada bosaso oo lagu qabanayo garoon...
15/11/2021

Wa diyar garowgii ugu dambeyey ee koxda isku diyarinayso finalka koobka xafadaha magalada bosaso oo lagu qabanayo garoonka weyn ee bosaso insha alah waxan rajaynayna inan guul macqul ah soo hoyino ana koobka hanano insha allah💪

Alx waxa uso baxnay 5 dhamadka kobka xafadaha magalada bosaso oo hadafkeenu aha inan sii socono ilayo finalka kobka Safi...
14/11/2021

Alx waxa uso baxnay 5 dhamadka kobka xafadaha magalada bosaso oo hadafkeenu aha inan sii socono ilayo finalka kobka

Safiina fc vs haldoor fc

Mantay ay tariikhdu tahay 14/11/2021 Waxa dheelena kulankeena 5naad waxaana rajeenena inan guul wax ku ool ah ka garno dhigeena

11/11/2021

Waxan garnay 10 dhamadka kobka xafadaha magalada bosaso waxa dhacay qori tuurka koobka waxana is wajaheena mantay oo ay thy tariikhdu 11/11/2021 sacadu tahay 4:30 galabnimo

*Safiina fc vs beerta fc*

Waxaan rajeenena ina shacabka iyo tageerayasha nadiga safiina inan marwalba ka farxino una soo bandhigno kubad qurxoon oo so jiidata

Marwalba waqti walba waxa no balan ah guul

Safiina force💪

Qaabeeyaha iyo qurxiyaha iyo bur buriyaha uu teamku leeyahay, mana sahlana helidda mataalkiisa.mid kamida tiirarka uu Te...
08/11/2021

Qaabeeyaha iyo qurxiyaha iyo bur buriyaha uu teamku leeyahay, mana sahlana helidda mataalkiisa.

mid kamida tiirarka uu Teamku leeyahy ⚽️🏆.

Guushu waa cadadena💪Safiina footbal clup⚽️
08/11/2021

Guushu waa cadadena💪

Safiina footbal clup⚽️

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safina Fc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category