30/06/2026
HAMBALYO SANNAD-GUURADA 66-AAD EE XORRIYADDA DALKEENNA
Waxaan shacabka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay dunida ka joogaan, ugu hambalyeynaynaa munaasabadda 1-da Luulyo, oo ku beegan 66-guurada ka soo wareegtay maalintii ay midoobeen gobollada waqooyi iyo koonfurta Soomaaliya, laguna aas-aasay Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.
๐ธ๐ด
21/02/2026
Ramadan CUP Golis 2025-2026 ee Garoonka Saffa
FC RUKUN
1:- Hooshle.
2:- Maajid.
3:-Abdullahi xusen
4:-Tores.
5:-Leeso.
6:- abduwali salad
7:-Turki.
8:-mo xareed.
9:- Faysal.
10:- Sharmake.
11/04/2025
Qayb kamid ah Legendska Xaafada Xamiid oo Ku dalxiisay beerta biyaha Ee biyo kulule .
Xaarith Mire Caynab
Saacid S Suleiman
Abdullahi Hooshle
Abdukaadir Caadil Collow
bosaso
31/03/2025
Eid mubaarak dhaman family xamiid
28/03/2025
Last juma in Ramadaan
ุงูููู
ุชูุจู ุตูุงู
ูุงูููุงู
ูุง
โค๏ธ
10/03/2025
Fc xamiid
RAMADAN CUP GARONKA ABDULLAHI SHIEKH
BOSASO
FC SAHAL (XAMIID FC) VS FC WAAKUMA
3 1
02/03/2025
TARTANKA RAMADAN GOLIS EE GARONKA
ABDULLAHI SHIEKH BOSASO
MAN OF MATCH ABDIXAAFID DHOOMBE
02/03/2025
Alxamdulilah koxdu waxay heshay 3 dhibcod o muhim u aha kobka furitanka adegyada shirkada golis
28/02/2025
Hambalyo Bilashada bisha khayr Ee Ramadan Dhamaan muslimiinta meel walba ay jogaan waxan u rajeynayna In Eebe weyne nabad iyo cafimaad noogu dhameeyo.
Allah ha inaga yeelo kuwii ka faaideysta Acmaasha iyo khayrka bishan barakysan
ุฑู
ุถุงู ู
ุจุงุฑู ๐๐